Maraykanka oo labo todobaad u qabtay Turkiga & Xiisada labada dal oo ka sii dareysa

Washington ayaa Turkiga siisay kaliya laba toddobaad si ay heshiiska Ruushka uga laabato, mid cusubna ula gasho Mareykanka, ama ay wajihi doonto ganaax culus sida uu baahiyey Telefishinka CNBC. Aqalka Kremlin-ka ee looga arrimiyo Ruushka ayaa cambaareeyey kuna sheegay wax aan la aqbali karin waqti la sheegay in Mareykanka uu u qabtay Turkiga, si uu … Continue reading Maraykanka oo labo todobaad u qabtay Turkiga & Xiisada labada dal oo ka sii dareysa